Jamaal Cali Xussen Oo Si Adag Uga Hadley Go,aanka Madaxweyne Biixi Kula Soo Wareegay Haamaha Shidaalka Berbera , Kana Digay … + [ Muuqaal ]

Hargaysa(Salaanmedia.com)_ Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen ayaa markii
ugu horraysay ka hadlay haamaha shidaalka Berbera ee Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi gacanta dawladda dib ugu soo celiyay waxaanu sharraxay Muhiimada ay qaranka u leedahay Gacanku haynta Haamuhu.
Sidoo kale Jamaal Cali Xussen ayaa waxaa uu ka digay in shirkado kale ay xukuumadu mar kale gacanta u galiso .

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtube.com/watch?v=SyIONXWiMGI