Maxaa ka jira In dhaqaalayahan Cabdi Cali Daahir loo magacaabaayo guddomiyaha Bangiga dhexe ee Soomaaliya.. Aug 04.18

Maxaa ka jira In dhaqaalayahan Cabdi Cali Daahir loo magacaabaayo guddomiyaha Bangiga dhexe ee Soomaaliya.. Aug 04.18

Daawo : “Illaa Sannadkii 1990 Hal Wasiir Ah Lama Siin Beesha Gabooye….” Aqoonyahan Cabdi Cali Daakir Hadlay Tacadiyo Lagu Hayo Beesha Gabooye Iyo Saami-Qaybsiga Xukuumadda Madaxweyne Biixi..April 7.18

Aqoon Yahan Abdi Ali Daakir oo u dhashay Somaliland Ayaa la filayaa in dhawaan loo magacaabo banka dhexe ee somalia By Admin – August 4, 2018

Waa kuma aqoonyahanka la filayo in uu noqdo gudoomiyaha baanka dhexe ee Somalia dawlada fareraalka ee Somaliya ayaa rabta aqoon yahan u dhashay somaliland wararka lahelaayo ayaa isheegaaya in guddomiyaha baanka dhexe ee Somalia uu dhawaanu magacaabidoono aqoonyahan Cabdi Cali Daakir oo ka mid ah aqoonyahanada reer Somaliland ee ku nool dalka ingiriiska.

Aqoonyahan cabdi cali daakir wuxuu ku takhasusay cilmiga dhaqaalaha ku oo uu ka qaaday ugu yaraan saddex masters , abdi daakir Cali waxa uu haystaa ashahaadada loo yaqaano holds masters (1= master of public finances (2= master of banking and regulation (3)=master of science of international trade law and development waa siyaasi wakhtigiisa galiyay jecelna hormarka dalkiisa Somaliland iyo inuu u adeeggo bulshadda waa haldoor jecel sinaanta iyo cadaaladda.

Waa muwadin markastaba qadiyadda iyo qaranimadda Somaliland ka sheega meelkasta. madaxweynihii hore ee faderaalka sheekh hassan markii ay gudoomiyaha baanka dhexe ee somalia is casilay waa masuulkii ay dawladaasi damacsanayd inay baanka u dhiibto laakiin wuu ka cuddur daartay sida xaqiiqadu ahayd wararka la helaayo ayaa sheegaaya in golaha wasiirada ee xukuumada somalia ayaa aad u rabta in baanka loo dhiibo aqoonyahankaa waana arin dadka isla dhex marayaan dhawr mar ayaa wasiirka wasaarada maaliyada somaliland mr bayle ku cel celiyey in baanla dexe ee somalia loo dhiibo qo aqoon durugsan u leh cilmiga baananka iyo maamulkooda lkn maa ay suura gelin wararka hada laysla dhex maraayo ayaa sheegaaya in ay dawlada dhexe ee somalia ay raadineyso aqoon yahay abdi daakir ali oo ah dhaqala yahan u dhashay somaliland waxaa la sheegayaa in mudane abdi ali daakir ay kulmeen madaxweyne farmaajo iyo wasiirka maaliyada somalia wiigagii la soo dhaafay kuna kulmeen shirkii somalia partnership forum ee brussels geesta kale aqoonyahan abdi cali daakir waxa uu la kulmay wakiilada qaramada midoobay u qaabilsan somalia iyo somaliland makel kiiti isagoo kala hadlay sida kor loogu soo qaadi lahaa dhaqaalaha somalida iyo guud ahaanba danaha somaliad isagoo talooyin badan siiyey ooax ku ooga .

lama hayo wixii ka soo baxay kulankaa,, waxaase la ogyahay dhaqaale yahan abdi ali daakir inuu yahay qof muwaadin ah oo reer somaliland ah jecelna dalkiisa iyo dadkiisaba waanan hubaa somaliland qofkasta oo taga xamar inuu somaliland uga tagayo qabyaalad iyo maamulkii siyaadada dalka inaan la wadaagin waana arinta kaliya ee lays waydiinayo geesta kala war baahinta oo raadinaysa dhaqaale yahan abdi ali daakir si loo weydiiyo su’aalo aad u badan in ay arintan wax ka jiran iyo in kale ? aqoon yahan abdi ali daakir ayaa wakhtigana ka shaqeeya baanka ugu weyn qaarada yurub ee dalka ingiriiska waana mudwaadin ka saarilahaa somaliland dhaqaale burburka jira iyo sicirbararka dalka waa qofkii ka badbaadin lahaa economic disasters and inflation ka waana masuul soo celina kara somali shillings isticmaalkeeda waa qofka shacabka somalia ee uu saameeyey kor u socota qiimaha shilinka somalia hoos u dhigi kara masuul u adeegi doona shacabkiisa qiimaha lacagta shilinka somaliyeed waa qofkii inuu soo caliyo korna u soo qaado tayada lacagta dalka

waa haldoor aqoontiisa iyo waayo aragnimaddiisaba jecel inuu uga faaideeyo bulshaddiisa umadiisa wuxuu waayo aragnimo durugsan u leeyahay kuna soo hawlgalay odhodka iyo cashuuraha iyo finance control ka. wuxuuna ka soo shaqo galay bangiyo waa weyn tcf bank walleys fargo bank marqueete bank & u s bank. dhinaca kale dawladii mudane ahmed siilaanyo ayaa dhawr jeer isku dayday in ay masuulkan way u yeedhay laakiin waxaa dhacay is af garanwaa,dawladii faderadka ee farmajo ka horaysay ee uu mudanaha ka ahaa madaxda akaa ahaxasan sheekh maxamuud waxa is casishay gabadhii gudoomiyaha ka ahayd banka dhexe ee somalia markaas dawladaasi waxay waxay u soo bandhigtay in loo dhiibo bankaga dhexe ee somalia markaas wuu ka cudur daartay in uu qabto xilkaas sidoo kale waxaa uu leeyahay aqoon badan u leeyahay baananka dunida iyo ganacsiga, waana shaqsi aqoon dheeraada uu kula xidhiidho u leh hay’adda lacag ee IMF.

6C99F80C-E809-4D5B-8315-485EC13D0056