Puntland Oo Ku Dhawaaqdey Dagaal Ka Dhan Ah Somaliland ” Walaahi Bilaahi Dagaal Wuu Dhacayaa…” + [Muuqaal ]

Garoowe (Salaanmedia.com)_ Wasiirka arimaha gudaha
Maamulka Puntland oo maanta warbaahinta Garoowe kula Hadley ayaa waxaa uu ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah Somaliland waxaana uu dhaar ku maray inuu dagaalkaasi dhici doono

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtube.com/watch?v=mAMTZTxe9XY