Waar Umada Ka Hor Dhaqaaqa , Qaran Dumin Baanu U Aragnaa Khilaaf-kana ..” Muj Boobe + [Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Muj Boobe Yuusuf Ducaale ayaa
waxaa uu si adag uga Hadley khilaafka ka dhex qarxay gudoomiyaha golaha wakiilada iyo gudoomiyaha guddida dabo galka iyo ilaalinta hantida qaranka ee golaha wakiilada , waxaana uu Muj Boobe ugu baaqay in golahaasi in ay ka shaqeeyaan sidii ay meesha u baneen lahayeen inta ay wax kasta oo kale ay iska dhaafaan

Halkaan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtube.com/watch?v=jdTpy1nKX9I