WAR DEGDEG AH CIIDAN BEELEED HUBAYSAN OO BAHO AH OO SOO WEERARAY GAADHI ISKOROGO AH OO AY WATEEN SADEX NIN OO SACAD YOONIS AH OO DHAGAX GURANAAYA

breaking news_1521898157229.jpg_81950761_ver1.0_640_480-1

Oog (Salaanmedia.com)_ Warar lagu kalsoon yahay ayaa sheegaaya in ay ciidan beeleed hubaysan oo baho ah kana soo jeeda beesha biciide ay goor dhaweyd weerar ku soo qaadeen. Gaadhi. Iskorogo ah oo ay wateen saddex nin oo. Sacad yoonis ah oo dhagax ka guranaaya. Agagaarka. Magalaada.Oog.

isla markaasina. Ay. Ciidan beeleedkaasi. Hubaysan ee baho biciide. Rasaas. Ooda kaga soo qaadeen. Isla markaasina ay rasaaastaasii. Aad. Ugu dhacday gaadhigii ay. Wateen ee ay dhagax ku guranaayeen sadexdaa nin ee sacad yoonis.

Intaasi. Ka dib. Sadex dii nin ee sacad yoonis oo aanay rasaastu. Ku dhicin ay kaga gabadeen gaadhiga ay dhagaxa ku guranaayeen. Wazaanay u soo fakadeen dhinaca magaalada. Oog

Isla markaana waxa ay warkii. Iyo. Furayaashii. Gaadhigii iskarogoda ahaaba ay ku wareehiyeen. Ciidankii. Booliska. Ee abniga loofu tala galay sidoo kalana. Waxay. Wararkii. Gaadhsiiyeen. Dhamaan. Ergadii. Nabadaynta. Ee. Ku sugnayd. Deegaanka. Ceel afweyn.

Guntii iyo gabagabadii waxaa halkaaasi ku shuf beelay gaadhigii iska rogoda ahaa oo ay ku dhacday rasaas. Aad. U. Tiro badani

Waxa. Ay. Bulsho weynta. Soomali land indhaha. Ku eegayaan. Meesha. Rabshadahaasi. Xaqdarada ahi ka dhacayaan oo. Uu. Ku. Sugan yahay. Wasiirkii. Dhamaa ee. Arimaha. Gudaha. Somaliland. Maxamed. Kaahin

Wixi. Warar ah ee halkaasi. Ka soo kordha kala soco halkan