Xildhibaan Naasir Cali Shire Khalad Ayuu Galay” Xil. C/Qaadir Xaamud + [Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Xildhibaan Cabdiqaadir
Xaamud oo ka mid ah mudanayasha golaha wakiilada kana tirsan guddida dabo galka iyo ilaalinta hantida qaranka ayaa sheegay in Xildhibaan Naasir Cali Shire oo shalay xilkii laga qaaday uu khalad sameeyey kadib markii uu ka dabo jawaabey raali galintii gudoomiye Baashe Bixiyey

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtube.com/watch?v=U7JCn4u-Sew