Baarlamaanka Somaliland Oo Sheegay Inay Si Deg Deg Ah Golahooda U Hor Keeni Doonaan Wasiirka Maaliyada +[ Muuqaal]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Xildhibaan Siciid Cartan Cismaan oo
ka mid ah mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ayaa waxaa uu sharci daro ku tilmaamay lacag ay wasaarada maaliyada Somaliland ay gadiidka waxaana uu sheegay in aan golaha la soo maranin lacag kordhintaasi
Sidoo kale xildhibaanka ayaa sheegay in si deg deg ah golaha wakiilada u hor keeni doonan wasiirka Maaliyada Somaliland si ay arintani wax uga weydiiyaan

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan