Cabdi Maxamuud Cumar Oo Maxkamad La Hor Keenay Maanta , Kana Hadley In Xabsiga Lagu Jidh Dilo +[ Muuqaal ]

Addes Ababa (Salaanmedia.com)_ Cabdi Maxamuud Cumar Oo Maxkamad La Hor Keenay Maanta , Kana Hadley In Xabsiga Lagu Jidh Dilo
maamulka Somalida Itoobiya Md CabdiMaxamuud Cumar iyo saddex xubnood oo la socdey ayaa saaka waxaa la hor keenaymaxkamad ku taalada magaalada Addis Ababa .
Xeer ilaalinta oo hore u codsatey in la siiyo 14 cisho ayaa maanta mar labaad-na codsatey in la siiyo 14 cisho oo kale si ay u soo dhameystiraan gal dacwadoodkooda , taas oo ay maxkamadu ka ogolaatey
Cabdi Maxamuud Cumar ayaa waxaa uu qaadigu weydiiyey in jeel lagu dhex jidh dilo waxaana uu sheegay in niman u hanjabaa ay mar mar u yimaadaan

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtube.com/watch?v=asbrD43CwpU