[Deg Deg] :- Cornayl Jaamal Baaxad Oo Iminka Hadley , Beeniyey-na Inuu Jabhada Caare Ka Soo Goostey + [Muuqaaal]

Cwerigaabo (Salaanmedia.com)_ Cornayl Jamaal Ducaale
Baaxad oo ka mid ahaa saraakiishii dhawaan ka goostey ciidanka Somaliland eek u biiray jabhada Taliye Caare oo ay maalmihii ugu danbeeyey warbaahintu qoreysay inuu Somaliland dib ugu soo noqaanyo ayaa arintaasi si adag u beeniyey
Korneylka ayaa sheegay in uu hada ku sugan yahay meel 30 Km u Jirta Ceerigaabo isla markaana uu galaayo buurlayada Waqooyi oo uu saldhig kale jabhada uga sameynaayo Somaliland aanu u soo sicinin ilaa inta la saxaayo cadaalad darada ay tabanayaan waa sida uu hadalka u dhigaye

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtube.com/watch?v=uQEDDaCOPZU