Wasiir Guri Barwaaqo Xilka Ha Laga Eriyo , Madaxweynuhuna Qof Jecleysiga Ha Iska Daayo ..” Xildhibaan Axmed Gacan

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Xildhibaan Axmed Gacan oo ka mid ah
mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ayaa waxaa uu ka Hadley buug uu qoray wasiir Guri Barwaaqo uu ku aflagaadeeyey qaar ka mid ah haweenka reer Somaliland

IMG_6E7936-C2DB0A-79333D-88F571-9F804D-EA8F37

Xildhibaanka ayaa sheegay in aanu u arkin wasiir Guri Barwaaqo qof xil loo dhiiban karo isla markaana ay haboon tahay in xilka laga qaado
Sidoo kale xildhibaanka ayaa waxaa uu madaxweyne Muuse Biixi ugu baaqay in uu iska daayo qof kala jecleysiga waxaana uu yidhi
” Ninkaan anigu uma arko nin masuulyad qaadi kara , waxuu cayaaya waa walaashii , gabadhiisa , inantiisa iyo hooyaadii , anigu waxaan Leeyahaas Kaas xilka ha laga eriyobuugaas-na ha la joojiyo , madaxweynuhuna qof jecleysiga ha iska daayo ..” ayuu yidhi Xildhibaan Axmed Gacan