Cabdiqaadir Jirde Oo Ka Hadlay Shirweyne Lagu Falanqaynayo Guulihii Ay Somaliland Gaadhay Muddadii 27-Ka Sano Ahayd Ee Ay Jirtey

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Gudoomiye Cabdiqaadir Jirde oo ka hadlay daah-furay shirweyne heer sare ah oo lagu falanqaynayo guulihii ay Somaliland gaadhay muddadii 27-ka sano ahayd ee ay jirtey iyo caqabadihii soo wajahay, kaas oo ay kasoo qayb-galeen wufuud caalami ah oo ka socota dalal kala duwan oo dunida ah, hay’addo diblomaasiyiin, siyaasiyiin, safiirro, shirguddoonka goleyaasha guurtida iyo wakiillada, xildhibaanno, hoggaanka axsaabta qaranka, , haldoor ka socday dalalka Jaarka ee Jabuuti iyo Itoobiya iyo marti-sharaf kale oo aad u tiro badan,

Halkan hoose ka DAAWO