DAAWO: “Sidda Walaalahana Wax Isku Siiya Sidda Cadaawahana U Xasaabtama…” Wasiir Maxamed Kaahin Oo La Dardaarmay Beelihii Dirirtu Ku Dhex-martay Gobolka Sool

| October 10, 2018

Laascaanood (Salaanmedia.com)_ Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed ayaa ka hadlay Shirkii Nabadaynta Beelaha Walaalaha Ah ee Bahararsame iyo Khayr Cabdi ee shalay lagu kala riday go’aamada waxaanu farriimo u diray labada beelood,

Halkan hoose ka DAAWO

Category: Warka