[Deg Deg ]:- ” Shir Beeleed Baan Qabanayaa Hadii …” Faysal Cali Waraabe + [ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah
ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo xalay ka hadlaayey munaasibad ka dhacday Hotel Maansoor waxaa uu sheegay in Shir beeleed uu qaban doono oo uu ku dhawaaqi doono hadii aan doorasho la qaban oo aan la kala diran xildhibaanada golayaasha deeganka iyo Wakiilada

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtube.com/watch?v=MzDGHQR70EI