Guddida Doorashooyinku Ha Is Casilaan…” Guddoomiyaha Dallada SONYO + [ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ -Gudoomiyaha
dhalinyarada Somaliland ee SONYO Md Cabdicasiis Siciid Salaax ayaa waxaa uu kominshanka doorashoyinka Somaliland ugu baaqay inay si iskood ah isku casilaan si ay xisbiyadu isku soo dhawaan doorashaduna ay wakhtigeedii inoogu dhacdo

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtube.com/watch?v=ITVRPEBFzNU