Gudida Beelaha Garxajis iyo ugaaska guud ee Beelaha arab Oo Deeq Lacag Ah Gaadhsiiyay Qoyskii Hargeysa Lagu Gubay Dhawan

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Gudida Beelaha Garxajis iyo ugaaska guud ee Beelaha arab o soo gaadhey Qoyskii loo Gaystay falkii wuxushnimada lahaa , Gudida Garxajis o taageero dhaqaale Gaadhsiiyey familka lana qaybsadey Murugada familka cid kastoo kaxumatayna Umahad celiyey