HAMBALYO MEHER :Xaflada Meherka lamaanaha Cabdisamad Suldan Maxamed “Abdisamed Sultan”Xasan & Marwadiisa Asma Sheekh Xasan Xiris Oo xafladda meherkoodu ka dhacday Maamuus hotel Ee magaaladda Hargeisa .Oct 18.18
Dhamaan hawlwadeenadda Shabakada Salaanmedia meelkasta oo ay jogaan gaar ahaan tifatiraha Guud Xamse Axmed Salaan & reerkiisa Waxaan hambalyo u diraya Abdisamad Suldan Maxamed “Abdisamed Sultan”Xasan & Marwadiisa Asma Sheekh Xasan Xiris Oo xafladda meherkoodu ka dhacday Maamuus hotel Ee magaaladda Hargeisa ,Waxaaan Allah uga baryaynaa lamaanihii isku raaaga ee Ubad khayr qaba kala hela.