Xoghaye Xassan Siciid Oo Markii Ugu Horeysay Ka Hadley Xil Ka Qaadistii Jaamac Shabeel ” Siyaasadu Muuse Ayuu Wax Soo Taray Ma Aha ..” + [ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Xoghayaha guud ee xisbiga Kulmiye
Md Xassan Siciid oo u waramaayey Barnaamijka Milicsiga Siyaasiga ee Universal Tv ka baxa ayaa waxaa uu markii ugu horeysay ka Hadley qaabkii xilka looga qaaday gudoomiyihii golaha dhexe ee xisbiga Md Jaamac Shabeel .
Xassan Siciid ayaa sheegay In aaney siyaasadu aheyd Hebel Muuse ayuu wax soo taray balse hadii uu danbi galo lagu qaadaayo

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtube.com/watch?v=YzcHo0CU-qc