Xukuumadda Somaliland Oo Labada Beelood Ee Ku Dagaalamay Gobolka Sool U Kala Qaaday Lacagtii Aaska Ee Lagu Kala Xukumay

Hargaysa (Salaanmedia.com) -Shirkii Nabadaynta Beelaha Walaalaha Ah ee Bahararsame iyo Khayr Cabdi ee shalay lagu kala riday go’aamada Shareecada , Dhaqanka iyo Xukuumadu Soo Kala Saareen ayaa saaka loo Kala Qaaday Lacagihii Duugta Ee Lagu Kala Xukumay Labada Dhinac kuwaasi oo Dhamaa $7000 Oo 7 ruux ahaa iyo $1300 oo Ahaa 13 Ruux,

Halkan hoose ka DAAWO