Salaan Media - Warbaahin Dhex-dhexaad ah

Amanka Magaalooyinka Laascaanood Iyo Ceerigaabo Oo Si Xoog Ah Loo Adkeeyey Iyo Sababta + [Muuqaal ]

Laascaanood (Salaanmedia.com)_ Amaanka magaalooyinka Laascaanood Iyo Ceerigaabo ayaa xukuumada Somaliland ay si xoogan u adkeysay magaalooyinkaas oo la filaayo inuu safar ku tago madaxweyne Muuse Biixi Cabdi .
Magaalooyinkan ayaa waxaa la geeyey ciidami dheeraad ah , iyada oo hore ay halkaas u sii joogeen wasiiro ka tirsan xukuumada madaxweyne Biixi kuwaas oo ku hawlanaa qaban qaabada soo dhaweynta madaxweynaha

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Please follow and like us: