Salaan Media - Warbaahin Dhex-dhexaad ah

Beesha Gabooye Oo Taageero Umuujisay Xukumada Madaxweyne Biixi + [ Muuqaal ]

Burco (Salaanmedia.com)_ Madax dhaqameeda Beesha Gabooye ee gobalka Togdheer ayaa waxaa ay madaxweynaha Somaliland uga mahad naqeen deeq raashin ah oo uu dhawaan siiyey barakacayaasha beeshaas ee Burco degan iyaga oo xukuumada madaxweynaha Taageero u muujiyey

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Please follow and like us: