Bixintaanka UK ee yurub waa midd nooce ah xogg dahsoonayd oo lagu Qanci karro Q/1aad W/Q Nimcaan cadaani Hussein

Bixintaanka UK ee yurub waa midd nooce ah xogg dahsoonaydoo oo lagu  Qanci karro Q/1aad W/Q Nimcaan cadaani Hussein 1

Ka bixitaanka uk ayy ka baxaday bahweyntii laysku odhan jiray qaramda yuruba waxay ahayd arrin in baddan laga saadalinayay warbahinta noocaydeeda kal duwan hadday tahay ta caalamiga am iyo ta maxaliga ahaba.

Waxay ahayd ahayd maalin khamiisa bish juun waxay ay ahyda 23th maalintaas oo guud ahaan shacbi weynah reer Britain ayy go’aan qaadasho ka samyanyeen arrinkanxasaasiga ahaa. Waxaanu ahaa laba darran midd dooro.

Kaas ahaa maalin laga war sugayo waxa shicibka ka soo baxxa,haddab EU waxa la aas aasay sanadkii 1957th kaasoo ayy bilabeen waddamda Aas aaskii ururka MidawgaYurub (EU) oo lix dal ee kala ah BeljimkaFaransiiskaJarmalka, Luxembourg, Talyaaniga iyo Holland oo sanadkii 1957-kii iyagu bilaabayahna jirida ama gunnta EU -da lagu tilmaamo, UK na aanay ka mid ahayn lixdaassidoo kalena marna saani ama caadi  u wada qaadan hanaanbkii buuxay ee xubinimda EU sidii ay u qaateenlixdaa dal ee aas aasay, ayaa waxa ay u muuqatay UK mid dhana lug kula jirtay ururka EU oo isagu marxalado kala duwan soo maraymideeyeyna 28 dal.

Waxa la odhan karaa UK waxay dibb ugga guran jirtaywaligeedba ka midd noqshada ama ka midd ahnashahbahweynta EU waayo UK maran maa ayy qaadan hanankatusaale  lacgta ka dhexeysa yurub ee ‘’euro zone’’sababtaasin ilaa hadd ma cadda.

Waxa hubaal in shacbi weynah reer UK ayy tabashodhincayo baddan ah ka tabbanyaan guud ahaan bahweynta reer Yurub,haddab maxaa lagu siffeyna karaataboshooyinka ayya muujiyeen reer UK,waxaynu odhan karnaa shacbiga reer Biritan waa dad naftooda la hann iyo hiigsi dheer lehmise waxa lagu siffeyn karaa bixitankasago’aan qadasho lagu degdegay.

Waxa hubaal ah in dadka codka bixiyay badankoodu ama52% ayya doorteen ka bixintaka yurub halka dadkiida’yarta ahaa ayy diiden innay ka baxan bahweynta layskuyidhaa yurub.

Arrinka ka bixintanka UK marka dhincayo baddan lag eego ma ah mid sahalan waayo waxa meesha ka bixi doonawaxaybo baddan sida dhamaan wixii hore heshiisyo ay wadamada 27-ka ah oo ay hogaaminayaan 6da dal ee yurub u ah ay la yeelatayHeshiiyadaasi waxa ay saamaynayan xidhidhkii dhaqaale, isku-socod iyo iskaashiee dhan walabaWaana talaabo keentay in farta iyo wadnaha isa saaraan ilaa dadkii u codeeyey in UK dibadaka ahaato EU.

Xeerka 50 Article 50 waa maxay?

Waa xeer lagu ansixiyaya wadanka bortiqiiska magaaldiisaLisbon 2007 kaas oo dhaqan gallay muddo labo sanno ka dib ah waxanu noqon doona UK in ay noqto wadanki ugu horeyaya ee lagu qaado xeerkan, Xeerkan 50aad ayaa waxa uu u dhigan yahay sidan:  “Any member state may decide to withdraw from the union in accordance with its own constitutional requirements.”

Macanaheeduna yahay “Dalkastoo EU ka xubin ka ah wuugo’aan san karaa in uu iskaga boxo midawga si waafaqsanshuruudaha dastuurkiisu qeexayo” Xeerkaasi waxa uu dhaqan galay oo si buuxda la iskugu qaatay sanadkii 2009.

Haddab dadweynaha dunid iyo shacbiga reer yurub ayaa ka dareen celiyay hawgu horeeyo raysal wasaarah uk Dived camroun oo uu ololeynayn in yurub lagu sii jiro kaaso markii aftidii soo baxady ka dareen celiyay oo khudbadtaariikhi ah gallay isagoo yidhi waad ku mahdsantiin sidaaad ugu codbixiseen isla markaan UK ayy muddo 40sano ah ka dib ka baxday yurub isla markaan wayynu dareemidoona saameynta ayy inagu yeelato.

Isagoo mr camruon ku dhawaaqay in uu xilkii loo dooratayee ahaa hogaaminta siyaasda wadankiis uu iska casilaymuddo seddex bilood gudohoodn UK ayy ku soo magcaban doonto raysal wassare cusub.

Haddab saamey nooceed ah ayy laga dhaxli karaa ka bixitaanka noocan ah maxayse saameyn ku yeelan kartaawaddamd yurub iyo waddamd soo koraye ee qaaradaAfrica.

Waa su’aalo uu baahan in inbadan laysku dull taago lanalaffo guro waxaanan ku heli doona qoraalda danbe ee xigga qoralkan.

Qalinkii: Nimcaan cadaani Hussein 

Candidate of Masters of Project planning management 

Bachelor science of public health 

Geopolitical Analysts

Cadaani123@gmail.com

Hargiesa Somaliland