Boqor Buurmadow Oo Iminka Hadley Iyo Arimaha Uu Ka Hadley + [ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Boqor Cismaan Buurmadow oo ka mid ah madax dhaqameedka Somaliland ayaa waxaa uu ka Hadley dil ka dhacay deeganka Darar Weyne ee degmada Ceel Afweyn .

Boqor Buurmadow ayaa waxaa uu sheegay in sharciga la hor keeni doono gacan ku dhiiglihii dilkaas ka danbeeyey

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan