Burco : Ciidanka Booliska Oo Burburiyey Khamri Tiro Badan Oo Maxkmadu Xukun Ku Riday + [ Muuqaal ]

Burco (Salaanmedia.com)_ Ciidanka Booliska gobalka Togdheer , gudaha maxkamada gobalka Togdheer 439 dhalo oo khamri ah , waxaana ay maxkamadu ku xukuntey laba eedeysane oo khamrigan lagu qabtey min saddex sanno oo xadhig ah

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan