Daawo :- Dr Maxamed Warsame Maxuu Ka Yidhi Hadalkii Madaxweyne Muuse Biixi Ee Wada Hadalka Somaliya ?

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Dr Maxamed Warsame Ducaale oo ah Ergeyga gaar ah ee Somaliland u qaabilsan Haaya’dda Gaar ah iyo Qarmada Midoobey ayaa waxaa uu ka Hadley hadal dhawaan ka soo yeedhay madaxweyne Muuse Biixi taas oo uu sheegay in uu ku joojiyey wada hadalkii Somaliya .

Dr Maxamed Warsame waxaa uu sheegay in hadalkaas uu ku taageersan yahay madaxweyne Biixi isla markaana uu soo jeedinaayo in aan Somaliya wax wada hadal ah lala yeelan ilaa inta ay ka dhalaneyso dawlad la doortey

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan