DAAWO: “Gobalada Sool Iyo Sanaag Meesha Way Ka Sii Baxayaan , Burco-na Way Ku Xigi Doontaa…” Siyaasi Cali Cantar

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Siyaasi Cali Cantar oo ka tirsan xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxaa uu ka Hadley xaalada Gobalada Bariga Somaliland gaar ahaan gobolka Sool , waxaana uu si gaar ah uga Hadley dhex dhexaadinta beelahii ku dagaalmay konfurta gobalka Sool oo loo raray magaalada Jig jiga .
Siyaasi Cali Cantar waxaa uu sheegay in habaradey gobalada Sool iyo Sanaag isla markaana hadii ay gobaladaasi ay meesha ka baxaan gobalka Togdheer-na uu ku xigi doono,

Halkan hoose ka DAAWO