Daawo :- Khudbadii Ilhan Omar Oo Ku Guuleysatay Aqalka Hoose Ee Congress-Ka Maraykanka Ay Jeedisay Iyo Dabaal Degii Ay Sameysay

U S A (Salaanmedia.com)_ Gabadha Soomaaliyeed ee Ilhan Omar ayaa waxaa ay si rasmi ah habeenkii xalay aheyd ay ku guuleysatey qalka Hoose ee Congress-ka Dalka Mareykanka waxaana ay khudbad u jeediyey taageerayaashii soo doortey

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtube.com/watch?v=dkehsasLpfI