Salaan Media - Warbaahin Dhex-dhexaad ah

Daawo :- Khudbadii Madaxweyne Muuse Biixi U Jeediyey Reer Laascaanood

Laascaanood (Salaanmedia.com)_ Madaxweynaha Somaliland oo maanta gaadhay magaalada Laascaanood ayaa waxaa uu khudbad u jeediyey shacabkii sida balaadhneyd u soo dhaweeyey

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Please follow and like us: