Salaan Media - Warbaahin Dhex-dhexaad ah

Daawo :- Kominshanka Dorashooyinka Oo Su,aalihii Warbaahinta Ka Cararay.

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Guddida Doorshooyinka Somaliland oo maanta warbaahinta u shaaciyey in ay doorashooyinkii dalka ka dhici lahaa bilowga sanadka 2019 aaney dhaceen , ayaa su,aalihii ay warbaahintu weydiin laheyd ka cararay isla markaana warbaahinta aan ka ogolaan wax su,aalo ah

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Please follow and like us: