Salaan Media - Warbaahin Dhex-dhexaad ah

Daawo :- Qaabkii Shacabka Reer Laascaanood U Soo Dhaweyeen Madaxweyne Muuse Biixi

Laascaanood (Salaankedia.com)_ Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi Iyo Waftigii uu hogaaminaayey ayaa maanta gaadhey magaalada Laascaanood ee xarunta gobalka Sool halkaas oo si diiran loogu soo dhaweeyey

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Please follow and like us: