Salaan Media - Warbaahin Dhex-dhexaad ah

Daawo Sawirada :- Reer Ceerigaabo Oo Maanta Sidii Ugu Balaadhneyd U Soo Dhaweeyey Madaxweyne Muuse Biixi

Ceerigaabo (Salaanmedia.com)_ Mawjado dadweyne ah oo kamid ah shacabka ku dhaqan magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobolka Sanaag, ayaa soo dhaweyn ballaadhan ku qaabilay madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hoggaaminayo oo muddooyinkii dambe safar shaqo ku marayey gobollo kamid ah dalka.
Dadweynaha ku dhaqan magaalada Ceerigaabo oo ku lebbisan calanka Jamhuuriyadda Somaliland, caleemo qoyanna lulaya oo ay hormood u yihiin maamulka heer gobol iyo heer degmo, ayaa maanta madaxweynaha iyo weftigiisa kaga hortegay dhinaca bari ee magaalada, waxana ay u galbiyeen dhinaca beerta xorriyadda ee Nuura, halkaas oo hadallo soo dhaweyn iyo mahadnaq ah looga jeediyey shacabkii soo dhaweeyey madaxweynaha iyo weftigiisa.
Ugu horrayn maayarka magaalada Ceerigaabo, Mudane Ismaaciil Xaaji Nuur oo la hadlay shacabkii isugu soo baxay soo dhaweynta madaxweynaha iyo weftigiisa, ayaa ku dheeraaday taariikhda mugga weyn ee gobolka Sanaag, madaxweynahana gobolka kusoo dhaweeyey

46712040_1917235348390309_4516177250118270976_n

46798840_1917226168391227_5450728242140938240_n

46736154_1917225855057925_3813267876027039744_n

46764464_1917232465057264_4598722763451006976_n

46733087_1917229031724274_4605528487023869952_n

46762096_1917228818390962_7701096667780481024_n

46763260_1917232258390618_1078870805225406464_n

46847391_1917226815057829_2140267673445990400_n

46495958_1917227631724414_6411495212027215872_n

46749220_1917227411724436_42169556575191040_n

46836736_1917227158391128_5734436142284013568_n

46694874_1917229758390868_7910114738753765376_n

46778416_1917233585057152_8968144816470753280_n

46699453_1917233228390521_4331361105109581824_n

46736743_1917228405057670_7466566014327586816_n

46725838_1917231768390667_1783649039846211584_n

46622694_1917233005057210_5930609147190968320_n

46712040_1917235348390309_4516177250118270976_n

46707187_1917229531724224_2564123234085634048_n

46747075_1917225395057971_4393550444849266688_n

47110625_1917227011724476_6346952758490300416_n

46730566_1917231458390698_7415722208657408000_n

46692422_1917226548391189_6650297536873496576_n

46829625_1917223255058185_431117856415940608_n

46829625_1917223255058185_431117856415940608_n

46777051_1917225251724652_3425146842722074624_n

47055492_1917225761724601_4339062101730394112_n

46920510_1917222971724880_1729074453784035328_n

Please follow and like us: