Salaan Media - Warbaahin Dhex-dhexaad ah

Daawo:- Sidii Uu U Dhacay Weerar Saaka Lagu Qaaday Guriga Wadaad Caan Ka Ah Gaalkacyo

Gaalkacayo (Salaanmedia.com)_ Ururka Al Shabaab ayaa waxaa ay saaka weerar ku qaadeen guri uu degnaa wadada caan ka ah magaalada Gaalkacyo kaas oo lagu dilay wadaadkii iyo ilaaladiisiiba

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Please follow and like us: