DAAWO: Suldaan Sheegay In Xukuumaddu Wado Dagaal Sokeeye.Nov 15.18

Burco (Salaanmedia.com)_ Suldaan Maxamed Muuse Cune oo ka mid ah madax-dhaqameedka Galbeedka Burco ayaa dhaliilihii ugu cuslaa u jeediyey madaxweyne Muuse Biixi iyo xukuumadiisa.
Suldaanka ayaa sheegay in xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi diyaarineyso dagaal sokeeye oo dalka ka dhaca,

Halkan hoose ka DAAWO