Salaan Media - Warbaahin Dhex-dhexaad ah

Dawlada Jabuuti Oo Si Cadho Leh Ugu Jawaabtey Faysal Cali Waraabe + [ Muuqaal ]

Jabuuti (Salaanmedia.com)_ Safiirka dalka Jabuuti u fadhiya Somaliland Md Xussen Cumar Kawaaliye ayaa waxaa uu si cadho leh uga jawaabey hadalo uu sheegay in ay dhawaan ka soo yeedhen Gud Faysal Cali Waraabe kuwaas oo uu xusay in uu wax kaga sheegaayey Madaxweynaha iyo Marwada dalka Jabuuti

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Please follow and like us: