Deg Deg Niman Hubausan Oo Duleedka Deegaanka Dararweyne Nina Ku Dily Nin Kalena Ku Dhaawacay Xalay Fiidkii

Ceel afweyn (Salaanmedia.com)_ Hal Nin ayaa dhintay. Nin kalena wuu ku dhaawac may. Ka dib markii. Laba nin oo reer. Dararweyne ahi. Ay. Ka. Caraabeen. Xalay. Fiidkii tuulada. Dararweyne. Ee deegaanka. Ceel afweyn. Ayaa. Niman hubaysani. Ka. Daba tageen. Isla markaasina ay. Rasaad ooda kaga qaadeen. Waxaana halkaasi. Ku dhintay nin magaciisa. La yidhaahdo. Ina timoweyne. Halka. Ninkii kale. La socdayna. Uu dhaawac noqdey. Balse. Uu dhaawac cararay. Sida ay wararka aanu ka helayno ilo wareedyo lagu kalsoon yahay ay khadka telefanka uga soo sheegayaan shabakada caalamiga ah ee. Salaanmedia.comm

breaking news_1521898157229.jpg_81950761_ver1.0_640_480

Ayaa. Sheegaya. Labadaasi. Nin ee midna dhintay kakalana dhaawac may ay ka soo jeedaan. Beesha sacad yoonis. Ee.Garxahis. halka. Kuwan kalana ay ku sheegayaan. Beesha. Biciide. Isla markaa. Labadan. Beelood. Oo dagaalo. Mudo badan soconaayay ay ku dhex maraayeen. Deegaanka ceel afweyn ayaa. Dhawaan. Lagu soo af jaray. Nabad buuxda. Isla. Markaana ay. Nabadayntooda ka qayb qaateen. Oday dhaqeemdyo. Sulaadiin Boqoro Iyo Culimaa U diin Ka kala yimi. Gobolada Somaaliland oo dhan

Guntii. Iyo. Gabagabadii. Gacan ku dhiig layaashii falka xun gaystay ayaan. Wali la soo qaban. Balse. Laga war sugi. Doonaa. Inta. La soo qabanaayo. Waxaana. La. Farayaa beesha. Ninka. Laga dilay ninka kalana laga dhaawacay in aanay. Degdegin ee ay dul qaataan inta. Nimankaa. Gacan ku dhiiglayaasha ah. La soo qab qabanaayo.

Dhawaan ayay ahayd markii wiil yar oo ka soo jeeda beesha sacad yoonis uu qof dumar ah ku dilay deegaanka ceel afweyn isla markaana uu baxsaday balse. Mudo ka dib. Gacanta lagu soo dhigay wiilkaasi yar ee gacan ku dhiiglaha ahaa waa. Wiilkii. Gabadha dilaye.

Intaasi ka dib.Waxaanu leenahay ilaahay. Labadaa beelood.ee walaalaha ah Hakala. Badbaadiyo oo

Sidii. Roon alle. Hawga dhigo. Insha allaah. Dagaal. Iyo. Colaadi. Wax. Faa iido. Ah. Lagama. Gaadho aan khasaare ahayne.

Wixii War Ah Ee Intaasi Ka Soo Kordhana Kala Soco Shabakada Salaanmedia.comm