Salaan Media - Warbaahin Dhex-dhexaad ah

Dib U Milicso Sannadkii 2009-Kii Doodii Mucaaridka KULMIYE Iyo UCID Iyo Muxaafidkii UDUB + Heeshiis Kordhinta Guddiga Doorashooyinka

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ -Waxaanu halkan idinku soo gudbinaynaa sannadkii 2009-kii muran u dhexeeyay xisbiyadii mucaaridka ahaa ee KULMIYE iyo UCID iyo xukuumaddii wakhtigaa ee uu hoggaaminayay Madaxweyne Daahir Riyaale Kaahin iyo xisbigeedii UDUB kaasi oo ku saabsanaa komishan doorashooyinka iyo halka ay kala taagnaayeen,

Halkan hoose ka DAAWO

Please follow and like us: