Salaan Media - Warbaahin Dhex-dhexaad ah

Fanaanada Xumada Qu,een Oo Shaacisay Sababta Ay Fankii Uga Baxday + [ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Fanaanada Caanka ah ee Xamda Qu,een oo maanta shaacisay Inay Fankii Ka Baxday ayaa waxaa ay wariye Sagal Mustafe oo ka tirsan Bahda VOA SOMALI uga warantey sababtii ku kaliftey inay ka baxdo waxaanay ku soo koobtey in iyadu isku garan weyday isla markaana go,aan iyada u gaar ah ay uga baxday

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Please follow and like us: