Salaan Media - Warbaahin Dhex-dhexaad ah

Faysal Oo Xukuumada Ugu Baaqay In Joojiso In Ganacsigii Isgaadhsiinta Shirkado Gaar Ah U Xidho + [ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Gudoomiyaha xisbiga mucaarida ah ee UICD ayaa shirkada Isgaadhsiinta ee Telesom ku aamanay horumar baladhan oo uu sheegay in ay ku talaabsatey , isla markaana ku baaqay in lagu deydo .

Faysal ayaa xukuumada Somaliland ugu baaqay inay joojiso kootada ay ganacsigii isgaadhsiinta shirkado gaar ah ugu xidhay isla markaana ay haboon tahay in tartan la galo

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan

Please follow and like us: