Salaan Media - Warbaahin Dhex-dhexaad ah

Gaas Oo Cabsi Ka Muujiyey Safarka Madaxweyna Somaliland Ee Bariga + [ Muuqaal ]

Garoowe (Salaanmedia.com)_ Golaha Wasiirada Maamulka Puntland oo magaalada Garoowe ku yeeshay Kulankoodii Khamiista ayaa waxaa ay madaxweynaha Somaliland ku eedeyeen in uu rabshado hor leh ka abuuraayo gobalka Sool waa sida ay hadalka u dhigeene
Golaha wasiirada Puntland ayaa si cad u sheegay in safarka madaxweyne Biixi ugu baxay gobalada Bariga ay tahay mid uu ciidamo ku soo raray hadaf kiisuna yahay sidii gobalka Sool dagaal looga ridi lahaa

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Please follow and like us: