“Haddii Garoowe Laga Qaxi Waayo Beenaale Igu Dhaha…” Xildhibaan Nacnac Oo Si Adag Uga Hadlay Xarunta Baarlamaanka Ee Puntland Ka Dhisaneyso Degmadda Badhan Ee Gobolka Sanaag

| November 7, 2018

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ )-Xildhibaan Axmed Diiriye Nacnac ayaa xaaraan ku tilmaamay xarunta labaad ee baarlamaanka Puntland ka dhisaneyso degmadda Badhan ee gobolka Sanaag,

Halkan hoose ka DAAWO

Category: Warka