Salaan Media - Warbaahin Dhex-dhexaad ah

Halkuu Caawa Ku Sugan Yahay Waftigii Madaxweyne Biixi Ee Saaka Ceerigaabo Ka Soo Baxay ?

Burco (Salaanmedia.com)_ Waftigii uu hogaaminaayey madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi oo saaka ka soo baxay magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobalka Sanaag ayaa caawa fiidkii ku soo hoyday magaalada Burco ee xarunta gobalka Togdheer .

IMG_8502-678x509

Waftiga Madaxweynaha ayaa hada ku sugan xarunta madaxtooyada Burco halkaas oo la sheegay in ay caawa u hoyan doonan .

Madaxweynaha iyo waftigiisa ayaa la sheegay in subaxa bari ay ka soo bixi doonan Burco isla markaana ay khudbad u jeedin doonan shacabka magaalada Sheekh

Please follow and like us: