Hotelada Cali Jirde Iyo Hiddo Dhawr Oo Ka Hadley Amarkii Xukuumada Ka Soo Baxay + [ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Hotelada lagu caweeyo ee Ali Jirde iyo Hiddo Dhawr ayaa waxaa ay soo dhaweyeen amar dhawaan xukuumada ka soo baxay kaas oo ah in aan Hotelada guud ahaan dalka aan lagu caweyn Karin waxii ka danbeeya 11:50 Daqiiqo

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan