JAMACADA ALPHA FARACEEDA BURCO OO SHAHAADO SHARAF KU MAAMUUSTAY GUDOOMIYAHA GOBOLKA TOGDHEER + SAWIRO

Burco (Salaanmedia.com)_ Gudoomiyaha Jamacada Alpha Faraceeda Magalada Burco Prof. Abdiqani Ibraahim Xasan Ayaa Maanta Shaahado Sharaf Ku Maamusay Gudoomiyaha Gobolka Togdheer Xamse Maxamed Cabdi, Munaasabadan Oo Lagu Qabtay Xafiiska Gudoomiyaha Gobolka,

a3(69)

Gudoomiyaha Jamacada Alpha Faraceeda Magalada Burco Prof. Abdiqani Ibraahim Xasan Ayaa Ku Amaanay Gudoomiyaha Gobolka Togdheer Xamse Maxamed Cabdi Inuu Yahay Masuul Si Wanagsan Ula Shaqeeya Jamacadaha Gobolka Gar ahaan Jamacada Alpha Iyo Qaybaha Kale Duwan Ee Bulshada Gobolka,
Gudoomiyaha Jamacada Alpha Prof. Cabdiqani Ibraahim Xasan Ayaa Sheegay Inay Jamacada Alpha Cidkasta Oo Hogaan U Ah Bulshada Ay Diyaaar U Tahay Inay Dhiirigaliyaan,Oo Ay Ku Qimayaan Kolba Doorka Muuqda Ee Uu Ka Ciyaarayo Xilka U Ahayo Bulshada.

a4(64)

a1(79)

a2(76)

Ugudanbayna

Waxa Uga Mahadnaqay Jamacada Alpha Badhasabka Gobolka Togdheer Xamse Maxamed Cabdi Oo Ku Tilmaamay Inay Ka Mid Tahay Jamacada Ugu Wanagsan Ee Ku Yaala Gobolka Togdheer.