Salaan Media - Warbaahin Dhex-dhexaad ah

Madaxwaynuhu Ceerigaabo Ma Dhaafi Karo..” Xildhibaan Bulqaas + [ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Xidhibaan Bulqaas oo ka mid ah mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ayaa waxaa uu sheegay in madaxweynaha Somaliland aanu qorsheysan inuu bari u sii dhaafo magaalada Ceerigaabo oo uu gaadho magaalada Badhan oo uu sheegay inay iminka iska maamulato maamulka Puntland

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Please follow and like us: