Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida Oo Gaadiid Raashin Ah U Diray Dadkii Ku Barakacay Dagaalka Dhumey Ee Keenfurta Gobolka Sool.

Laascaanood (Salaanmedia.com)_ Madaxweynaha Dawlad deegaanka Soomaalida Mustafe Cumar Cagjar ayaa gargaar raashin u soo diray beelihii dhawaan ku dagaalamay deegaanka Dhumay ee koonfurta magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool.

45337745_2277901295774378_4833526722852814848_n

45294300_1221122781364312_1827017240189337600_n

45282919_1221122784697645_2166237425129488384_n

Mustafe Cumar Madaxweynaha Dowlad deegaanka Soomaalida ayaa gaadiid sida gargaar raashin ah u diray dadkii ku barakacay dagaalka Dhumey ka dhacay ee keenfurta Gobolka Sool.