Madaxweyne Biixi Oo Ceerigaabo Dhexdeeda Fariin Uga Soo Diray Dhakhaatiirta Somaliland + [ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi oo maalintii labaad ku sugan magaalada Ceerigaabo ayaa waxaa uu maanta booqdey goobo uu ka mid yahay cisbitalka magaalada Ceerigaabo.
Madaxweynaha ayaa aqoon yahanada Somaliland gaar ahaan dhakhaatiirta eek u maqan qurbaha ugu baaqay inay dalkooda dib ugu soo laabtan marka ay shaqooyinka ay hayaan ka fadhiistaan

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtube.com/watch?v=1ZE-aU3-L_4