MIYIGA ILAA MADBAKHA: Daawo Xiisaha Riwaayad Cajiib ah iyo Fannaanniinta dalka

Waxaanu halkan ugu soo gudbinaynaa Akhristayaasha ku xidhan warbaahinta Somalilandpost.net iyo Bulshada kaleba, riwaayad la magac-baxday MIYIGA ILAA MADBAKHA, taas oo Tarjumaysa Xaalado Xaasaasi ah. Waxa Muuqaalka Riwaayaddan duubay Bahda Hawraar Production.