Salaan Media - Warbaahin Dhex-dhexaad ah

Musharaxiinta doorashada Maamulka Puntland oo amaro cusub lagu soo rogay (Akhriso) November 28.2018-

Musharaxiinta doorashada Maamulka  Puntland oo amaro cusub lagu soo rogay (Akhriso) November 28.2018-7FC1ABEB-B4B6-4843-9C10-3102506D9146

Guddoomiyaha gobolka Nugaal,Cabdisalaan Xassan Xirsi (Gu’jir) ayaa soo saaray amaro cusub oo ka dhan ah musharrixiinta xilka madaxweynaha ee imaanaya guud ahaan gobolka Nugaal Waxaa ka mid ah amaradaas inay laba maalmood ka hor imaatinkooda Garoowe soo ogaysiiyan maamulka. Gu’jir ayaa Sidoo musharrixiinta u sheegay in aysan qabsan karin shirar iyo xaflado aysan ka war-qabin guddiga amniga gobolka Nugaal.

Waxaa uu sheegay in Tallaabadan loo qaaday sugidda amniga musharrixiinta iyo guud ahaan amniga gobolka. Hoos ka akhriso 8CBD9508-19FD-48BD-AADA-98B32EA148DC

Please follow and like us: