Odayaal Ka Soo Jeeda Beesha Amina Waris Oo Siilanyo Ka Difaacay Buugii Uu Xirsi Qoray + [ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Odayaal iyo waxgarad ka jeeda beesha Marwada Madaxweyinii Hore Amina Waris ayaa waxaa ay Siilanyo ka difaaceen eedeymo ay sheegen in lagu qoray buugii uu Xirsi Qoray dhawaan .

Odayaashan oo maanta warbaahinta Hargeysa kula Hadley ayaa waxaa ay fariin u direen odayaasha uu ka soo jeedo Siyaasi Xirsi oo ay ka dalbadeen arintan jawaabteeda

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan