Qaabkee Ayey Hargeysa Uga Socotaa Bedelida Sumadda Gaadiidku + [ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Magaalada Hargeysa iyo guud ahaan-ba gobalada kala duwan ee dalka waxaa si habsami leh uga socota bedelida sumada cusub ee gadiidka kala duwan, waxaana arintaasi ka war bixisay agaasimaha waaxda Buugaagta Iyo Liisamada ee wasaarada Gadiidka Ayaan Cabdicasiis Maxamed

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtube.com/watch?v=Yb2ovpiPQfk