Qaramada Midoobay Oo Markii Ugu Horraysay Somaliland Ku Sheegtay Gobolo Ka Tirsan Soomaliya.

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Qaramada Midoobay ayaa markii ugu horraysay tariikhda Somaliland intii ay xorriyadeeda la soo noqotay waxay Ugu yeedheen Gobolada Waqooyi ee Soomaliya, sida lagu sheegay war-saxafadeed ka soo baxay Qaramada Midoobay. Kaas oo Soomali ahaan u dhignaa sidan :

0E2B025E-D4A9-4AF6-88EE-A61F56CBABF3-150x150

Ergayga Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, Nicholas Haysom ayaa manta gaadhay Gobolada Waqooyi magaalada Hargeysa, intii uu halkaa ku sugnaa ayuu la kulmay madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Abdi oo uu kala hadlay arrima dhawr ah oo ay ka mid yihiin xidhiidhka ay Somaliland la leedahay Soomaaliya, ammaanka iyo horumarka gobolka iyo khilaafka dhawaanahaan kala dhexeeyay dariskeeda Puntaland ee ku saabsan xaaladda Tukaraq.
Hoos ka akhriso War-saxafadeedkii Qaramada Midoobay oo ku qoran luuqada Ingiriisiga.

8FCBF5EA-09B8-44B3-9067-93BDC71A5D01